➖ Fadlan hadii Adan kamid ahayn bahda kuxiran boga arimaha b...

By Ibrahim Maxed
19th September, 2019

➖ Fadlan hadii Adan kamid ahayn bahda kuxiran boga arimaha bulshada iyo latalinta cafimaadka ee #BANDHIGA_KOOSHAN_SHOOW fadlan kamid noqo BAHDEENA ➖ Aqristayashena sharaftaleh wadku mahadsantihiim Lasocodkiisa Waxa idinsoo gudbineena 10 waxyalood eee kawax yelenkara raganimadada ➖ Fadlan lawadag asxbtaada adigo mahad San ⏩ 1- Dhafarta ama seexasho la’aanta, ninka marka uu dhafrayo mar kaste wuxuu waynayaa awoodda maskaxda waxaana ka yaraanaya kacsiga ama dareenka baahida galmada, waxaa ka lumaya biyahiisa tayada ay leeyihiin, naagta sida la rabo uma qancin karo. ⏩ 2- Sigaarka, wuxuu ka mid yahay sigaarka waxyaalaha aadka halis u ah oo yareeya xididaha jidadkooda wuxuu saameeyaa kicidda guska ninka, sidoo kale biyaha raga ayuu ku abuuraa waxyaalo qaab daran ninka biyahiisa ma noqdaan kuwo nadiif ah oo ujeedda dhalmada gudan karo. ⏩ 3- Qaxwada: sidoo kale qaxwada waxay mid tahay waxyaalaha lidka ku ah raaxada iyo awoodda, qofka waxaa laga rabaa inuu yareeyo cabitaanka qaxwada, waxaa fiican booska qaxwada inuu galiyo sanjabiil, maxaayeelay wuxuu furaa xididaha dhiigga qaado oo geeyo xubnaha taranka. ⏩ 4- Laptop: wuxuu daciifiyaa awoodda manida, wuxuu ka dhigayaa kuwo qaab daran, maxaayeelay laabtoobka marka aad dhabta saaranayso kuleyl daran ayuu u keena xaniinyaha, waa meesha manida ka samaysanto marka ninka waxaa laga rabaa labtopka inuusan dhabta saaranin. ⏩ 5- siigada, waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu daran dhalinyarada ka raabo raaxada macaanka saxa ah, maxaayeelay markuu qofka siigada u barto galmo dhab oo macaan badan xitaa mala sameyn karo xaaskiisa, biyaha degdeg ayay uga yimaadaan. ⏩ 6- si xad-dhaaf inuu qofka galmo u sameeyo, taas iyadana waxay keenaysaa ninka inuu naftiisa tahluko ku rido, wax kaste waxay ku fiican yihiin qofka inuu dhexdhexaysto, marka ma fiican inuu iska badiyo galmada, dhibka laga dhaxlo galmada badan ma yara. ⏩ 7- Mobile inuu jeebkiisa galiyo,waxaa la sheegay taleefanada gacanta waxay soo daayaan ishcaac aad u badan marka ninka markuu jeebkiisa galiyo wuxuu saameynayaa xaniinyaha qofka illeen taleefanka marka jeebka la galiyo wuxuu ishacaac ku furayaa xubnaha taranka oo ay ka mid yihiin qooraha oo ah meesha manida soo marto. ⏩ 8- cuntada degdegga waxa loo yaqaano, cuntadaas waxaa laga wadaa cuntooyinka casriga ah oo dhaqsi qofka u cayiliaya , ninka markuu cuno cuntadaas wuxuu keenayaa calool wuxuu noqonayaa qof buuran, marka awoodda galmada ayaa yaraanayso, sidaas awgeed waxaa la rabaa inuu iska ilaaliyo cuntada baruurta u keenayso. dad badan ayaan ogeyn waxyaalahan inay saamaynayaan raganimada ninka, marka waxaa habboon inaad iska ilaaliso ⏩ 9- kaxaynta baaskiilada iyado lagu kaxaynaaayo wado burbursan ama karakeeshin Jay ah . Kursiga kuxiran baskiilka xiliga wuxusameynaya dhaqaq kasoo karna ur ukaca marna hoos aada wuxuna sameyn weyn ugeysankara Kaadi heesta iyo xubnaha gudaha ⏩ 10- wadida gaarida matorada horay kuleh . Kursiga darawalka ee hoos kujira matoorka waxa usawabaa in qofkasi uu qado infaction tasso marka danbe Qatar kukeenikarta qofka naftiisa ⏩ Wadku mahadsanatahay dorashada aad dooraatay inaad lawadagto walalaha misana aad nagusobirto ⏩ Fikir talo tusaale hoos inoogureeb wadmahadsantahay

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support