Asc asxabtayda maanta waxaan rabaa in aan idin lawadaago #...

By Ibrahim Maxed
8th April, 2019

Asc asxabtayda maanta waxaan rabaa in aan idin lawadaago #Cudurada_Cabista_Sigaarka_laga_qaado ------------------------------------------------------------------ Sigaarka waxaa laga sameeyaa caleenta geed dhererkiisu ama joogiisu yahay hal mitir. Geedka tubaakada (tobacco tree) caleentiisu gebi ahaanteed waa sun. Laakiin iniinta geedkaasi aad bay halis u tahay, nafleyda way sumaysaa oo dishaa. Dhawr dhibcood oo ah casiir laga sameeyay iniinta geedkaas waxay ku filan tahay inay disho oo qudha ka jarto qof ladan oo caafimaad qaba. #Bal_qiiqa_muxuu_faaiido_leeyahay? Waxaynu ognahay inuu qiiqu dadka hawada oksi jiinka ka xiro oo cabburiyo kaddibna ay dhintaan. Ragga sigaaryacabka ahi inay xagga raganimada hawlgab ka noqdaan oo marba marka ka danbeeya awooddu ka sii yaraato oo hadduu xaas lahaana hawshii laga rabay ka soo bixi kari waayo maxaa yeelay waxaa ka fadhiistay matoorkii (machine failure). #Dhibaatada_sigaarku_keeno_waaga_danbe. □Jirka (maqaarka: Sigaar cabbiddu waxay kordhisa engaga ama qallalka jirka ama maqaarka (skin dryness). sigaar cabbiddu waxay daciifisaa ama sii yaraysaa siduu jirku wax isaga difaaci lahaa hadduu maqaarka qofka ku dhaco cudurka kaansarku. □Timo Daadasho (loss of hair) Dadka sigaarka cabbaa ayaa ka timo daadasho badan dadka aan sigaarka cabbin. #Cudurada_Sigaar_Cabbiddu_Keento_waxaa ka mid ah: ●Maskaxda oo xinjiraysata ● Kaansarka ku dhaca cunaha ama booca ● Kaansarka ku dhaca sanbabada ● Kaansarka ku dhaca beer-yarada ● Kaansarka ku dhaca kaadi-haysta ● Sanbabada oo barara ● Lafaha oo bulula ama jileec noqda oo jabi og ● Habowlaha dhiigga qaada oo xirma ● Laab xanuun aad u daran (angina pectoris) ● Kaansarka caloosha ku dhaca (stomach cancer) ● Boog caloolo ama boogta gaastarikada (gastric ulcer) ● Kaaansarka ku dhaca ilma galeenka (riximka ama makaanka) ● Ilmaha uurjiifka ah oo daciif noqda ● Awood darada iyo hawlgabnimada ku dhacda raganimada ragga Fadlan like saar pagekaan si waxbdn ugafaaido. Share gareeyna oo lawadag asxaabtada Una yeer asxabtada qaaska ah

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support