-#faaiidoyinka-#daawada-#folic-#acidka-#uleedahay -#maaamada-#uurka-#leh
(qaado daawadan hadaa uur leedahay si aad u
badbaadiso ubadka aad sido )
-#share-#dheh-#walal
faaa iidada daawada folic acidka u leedahay maamada uurka leh
maamo kasto uur leh waxaa wanaagsan in ay qaadato daawada folic acidka qaadashada folic acidka ka hor uurka iyo xilliga uurka waxa ay maamada ka caawin kartaa in ay kaga hortagto in ay dhibaato gaarto xangulaha iyo maskaxda ilmaha uurka ku jiro
waa maxay folic acid ?
waa daawo asalkeda laga sameyo nooc ka mid ah vitimin B.
daawada folic acidka waxay door muhiim ah ka ciyaarta soo saarista unugyada cas cas ee dhiiga .waxayna ka qeeb qaadataa koriinka uur jiifka gaar ahaan qeebaha maskaxda iyo xangulaha.
sido kale waxaa jiro cunooyin laga helo folic acidka waxaana ka mid ah cunooyinka qubka leh qudaarta cagaaran iyo noocyada kala duwan ee liinta
maamada uurka leh hadii aysan qaadan in ku filan oo folic acid ah waxa ilmaha uurka ku jiro ku dhici karo in tubooyinka neerfayaasha xermi waayaan gaar ahaan xangulaha iyo laf dhabarta neerfaha maro iyo in maskaxda qeeb ka mid ah si fiican u kubcin
waxaana dhalan karto labo arin oo kala ah
1-in xangulaha ilmaha xermi waayaan
2-iyo in maskaxda ilmaha uurka ku jiro aanan sameenin koriin fiican kuna dhashaan iyago qeeb ka mid ah maskaxda maqantahay
ilmaha ku dhasho qeeb ka mid ah maskaxda maqan inta badan marka ay dhashaaan waxaa la arkaa in ay dhintaaan
halka kuwa ku dhasha tuboyink xangulaha furan marka ay dhashaan noqdaan kuwa naafo ah
intaaas dhibaaato ah waxaad kaga hortagi kartaa in aad qaadato daawada folic acidka marka uur leedahay waxayna faa iido u tahay ubadkaga dhalan doono
sido kale faa iidada ubadaka dhalan doono daawada folic acidka uleedahay waxaa ka mid ah :
1-waxay ka hortagtaa ilmaha in ay ku dhashaan faruurka afka (faruurey)
2-waxay ka hortagtaa dhaciska ilmaha
3-waxay ka hortagtaa foosha imaado iyado waqtigeda la gaarin
faa iidoyinka maamada uurka leh u leeyahay daawada folic acidka waxaa ka mid ah
1-waxay ka hortagtaa cudurada ku dhaco wadnaha
2-waxay ka hortagtaa cudurka stroke ga
3-waxay ka hortagtaa dhibaatoyinka yimaado xilliga uurka sida dhiig karka yimaado xilliga uurka
4-waxay ka hortagtaaa noocyo ka mid ah kansarada ku dhaca dumarka
W/Q talooyin caafimaad
share dheh walal
View more on Facebook
This site was designed with Websites.co.in - Website Builder
We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!
Have a great day!
Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support