#Hydrocelka
waa nooc bararka ka mid ah waxaana barara haraga ku dahaaran xaniinyaha waxayna dhacdaa marka dareero ka buuxsaman
xuubka yar ee ku dahaaran xaniinyaha ee gudaha ku jiro hydrocellka wiilasha inta badan way ku dhashaaan da'da halka sano marka ay gaaraan way dhamaadan iyadoo aan la siin wax daawo ah
sido kale hydrocelka waxa ay ku dhici kartaa dhalan yarada iyo odayaalka wa wayn waxaana inta badan ku sawabo caabuq ama dhaawac so gaaro
hydocel ka inta badan xanuun daran malahan halis caafimaadna malahn daawana uma baahno inta badan lakiin hadee xaniiinta ku bararantahay micnaheeda ma ahan kaliya in aad qabto hudrocele lakiin waxaa ku wanaagsan in aad dhaqatar tagto si loo xaqiijiyo waxaa qabto in ay yihiin hydrocele iyo in kale
✍SIDE LAGU GARTAA HAYDROCELE (Calamadaha)
1- Barar hal xaniin ama labada xaniinyo ah
2-Ragga da'da ah waxa la arkaaa in ay dareemaan culees iyo raaxo daro xaniinyaha ah
Sababaha keena Hydrocele
✍-Caabuq
✍-Dhaawac
Dadka qatarta ku jiro in ay ku dhacdo hydrocele wxaa ka mid ah
✍-Dadaka caabuqa ka qabo xuubka dahaaro xaniinyaha
✍-Dadka dhaawac gaaray
dhibaatoyinka ka dhalan karo hydrocelka waxaa ka mid ah
✏ Waxaa ka dhalan kara nooc Eernada ka mid ah loo yaqaan inguinal hernia
inta badan hydrocellka waxa lagu xaliyaa qaliin waxaana mesha laga saara biyaha caabuq haduu jirana waala daaweeyaa
View more on Facebook
This site was designed with Websites.co.in - Website Builder
We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!
Have a great day!
Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support