Seddax waxyaabood oo aad maalin waliba sameyn kartid si aad...

By Ibrahim Maxed
25th May, 2019

Seddax waxyaabood oo aad maalin waliba sameyn kartid si aad u heshid keliyo caafimaad qaba Farintaan hadey kuso gaartey la wadaag dadka kale si ay u Ogadan Taloyinka U wngsn Caafimadkoda? 1. Aaalamiito joogta ah Daraasad cusub ayaa heshay in dadka mudda dheer fadhiya, islamarkaane aan sameyn aalamiito joogta ah, in ey u nugulyihiin xannuunada ku dhaca kelyaha. Aalamiitada waxa ey kordhisaa dhiigga gaaraya xubnaha jira oo ey kelyuhu ku jiraan, sidoo kale waxey yareysaa aalamiittada cuduradda dhiigkarka iyo sokkorta, labadaas oo ah sababaha ugu weyn ee cuduradda ku dhaca kelyaha. 2. Isku day in aad ku daaweysid xanuunada yar yar waxaan daawa aheyn(xanuun baabi yaal aheyn) Daawooyninka xanuun baabi’yaasha sida,Ibuprofen,Naproxen iyo Aspirin ka waxey waxyeelleeyaan kelyaha haddii si joogta ah loo isticmaalo. sidaa awgeed isticmaal masaajeyn meesha ku xanuuneysa iyo wax qabow la saaro haddii aad madax xanuun dareentid , ama wax cun haddii baahi ey jirto waxna cab haddii aad oon daremeysid. 3. Aqri labels ka(warqadaha la socda) daawooyinka iyo raashinka Raashinka macdanta sodium ka loo yaqaano ey ku badantahay waxa ey badiyaan dhiig karka,rashainkaas waxaa ka mid ah Raashinka gasaceysan sida farmaajada la kariyay, chips ka iyo hilibka la qaboojiyay. Si la mid ah raashinka macdanta phosphoruska ku jirto. Sidoo klae aqri warqadaha la socda daawooyinka aad qaadaneysid, si aad u ogaatid inta sodium oo ku jirta. Hadey kuso Gaartay Lawadaag Asxbtaada Kale Mahadsanidiin

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support