Soo kabashada Hooyada markay umusho Maxay cuni kartaa? Ma...

By Ibrahim Maxed
12th July, 2019

Soo kabashada Hooyada markay umusho Maxay cuni kartaa? Markay hooyada sagaal bilood soo waday ilmo Oo hadana foolatay alxamdulih waxay ubaahantahay soo kabasho iyo kawarqab dheeraad ah. Waxaa kaa caawinaya soo kabashada:- 1-Nuujinta : Nuujinta maxay u tartaa hooyada -Waxay uruurisaa minka oo ay booskiisii ku celisaa. -nuujinta waxay kaa caawineysaa inuu miizaankaada hoos udhoco 2-inay ku dadaasho cunista cuntooyinka kordhiya dhiiga iyo tamarta jirka kujirta 3-cab biyo badan 4-mushaarida :waxay ka mid tahay waxyaaba aad ka u ga qeyb qaato soo kabashada umusha, F.G hadaada rabin inaa ku cayisho sokorta uun ka yaree. 5-cun cuntooyinka protein ka leh sida hilibka,kalunka,digirta,ukunta 6-cun khudaarta iyo fruit ka noocyadooda kala doesn't. 7-Naso oo dhaqdhaqaaqa badan yaree maalmaha ugu horeeyo ee umusha. Waxaa kusoo gabagabayna gabdhow isku badnaado oo caafimaadkiina ka fakara.

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support