DIGNIIN CAAFIMAAD - HALA ISTICMAALIN DAD KALE AGABKAN ------...

By Ibrahim Maxed
9th September, 2019

DIGNIIN CAAFIMAAD - HALA ISTICMAALIN DAD KALE AGABKAN -------------------------------------------------- - SAABUUNTA Saabuunta oo lawada isticmaalo waxaa ka dhalankaro in la'iskugu gudbiyo Bakteeriyada, Sidoo kale qof xanuunada maqaarka qaba haddii aad la isticmaashid waxaa ka dhalanayo in xanuunadaas kugu dhacaan. sidaas darteed ku dadaal in saabuunta aad isticmaasho adigu gaar kuu ahaato. - CADAYGA (RUMAY) Cadayga oo lawada isticmaalo waa shay qatar ku ah caafimaadka, cadayga marnaba bakeeriyada kama dhamaato xitaa hadii dhowr jeer ladhaqo, bakteeriyada ka timaado qofka kale Af-kiisa waxaa suurto gal ah inaad ka qaado cudurada faafa qaarkood. - CIDIYO JARKA waa agabka ugu badan ee dadka isla isticmaalaan, hadan waxaa suurto gal ah wasaqda cidiyaha qofka kale in ay sooraacdo cidiyo jarka sidaasna Bakteeriyada kuugu soo gudubto. - Dhagaha ay haweenku wada isticmaalaan waxay keeni karaan natiijooyin caafimaad daro oo aan habooneyn. - GAR XIIRKA waa waxyaabaha aan wanaagsaneen in la isla isticmaalo taas oo mararka qaar qofku isku saro hadii aad la isticmaashana kuusoo gudbinkarto dhiigga qofka kale, waxaadna ka qaadi kartaa cuduro. - ROOSEETADA Haweenku aad ayeey iskula isticmaalaan waxaana la iskugu gudbinkaraa bakteeriyada, waxaana ka dhalankaro in ay kugu dhacaan cudurada Maqaarka. - SAMEECADAHA DHAGAHA (Hearphones) Haddii qof kale kula isticmaalo sameecadaha dhagaha waxaa suurto gal ah in bakteeriyo kasoo qaadaan gudaha dhagaha qof ka kale, islamarkaana isticmaalka faraha badan ee dadku isla istimaalaan ay iskugu gudbin karaan xanuunada qaarkod, iyadoona dhaguhu yihiin xubin qoyaanku ka dhaw yahay.

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support