-#cunooyinka-#siyaadiyo-#shahwada-#ragga -#share-#dheh-#wa...

By Ibrahim Maxed
5th July, 2019

-#cunooyinka-#siyaadiyo-#shahwada-#ragga -#share-#dheh-#walaal cunooyinka siyaadiyo tirada shahwada 1-cunooyinka ku badan tahay maadada zinc zinc waxa oo ka qeeb qaataaa siyaadinta shahwada iyo sare u qaadida tayada shahwada cunooyinkaas waxaa ka mid ah hilibka gaduudan,digaaga, lawska digirta iyo caanaha 2-cunooyinka laga helo vitimin B sida qudaarta cagaaran koostada iyo noocyada kala duwan ee liinta 3-cunooyinka laga helo vitimin C vitimin C waxa oo door muhiima ah ka ciyaaraa tirada iyo tayada shahwada waxa ona hagaajiyaa socodka iyo qaabka shahwada cunooyinkaas waxaa ka mid ah noocyada kala duwan ee liinta yaanyada bataatiga 4-cunooyinka laga helo vitimin D vitimin D waxaa oo siyaadiyaa heerka hormonka testestronka kaas oo saacido sameenta shahwada cunooyinkas waxaa ka mid ah saliida malayga, beerka lo'da ,farmaajada,ukonta,caanaha 5-cunooyinka laga helo maadada loo yaqaan 'omega 3- fatty acids waxaana ka mid ah malaayga iyo cunooyinka badda lawska digirta cawitaanada qudaarta ka sameesan W/Q talooyin caafimaad share dheh

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support