Baamiyaha faa,idooyinka uu leeyahay
Faa,idooyinka caafimad ee laga helo
♤Mowduucenu waxa uu ku saab san yahay geedka loo yaqaano baamiyahay geedkaasi magaciisa waxaa loyaqanah ama lagu magacaabaah #OkRA badanaa suugada ayaa lagu garsadaa sidaasinah waaba loo uumiyaah kadibnah kadibnah waaba la cunaahwaxa uuu leeyahay geedka dhecaan jiid jiidmayah wuxuu kamid yahay geedka dawada cilmibaaris lagu sameyay waxunah le yahay faa,idoyin kabadan
■sokorta iyo macaanka baamiyaha in uu kid yahay geedaha ugu daaweyo " Cilmibaarayal" tiro badan ayaa geedkaan xooga saaray si ay ugu sal gaaraan qaabka uu macaanka ula dagaalamo waxaa nah qaarkamid ah sheegeen mustaqbalka dhow in uuu baamiyaha gali doonah booska kaniiniga loo qaato dhiig karka
Sidaa ay tahaynah waxaa lagu sameyaya darasaad aad ubadan oo lagu sameyay arintaas
◇waxaanah la arkay in uu jirka caabiyo #kaantaroolka sokorta waxay cilmi baarista ku xildheeeriyihiin in daawo laga sameeyn doono mustaqbalka laga gaaro taas oo macaanka lagu xakameynayo waxaanah dadka qabah lagula taliyaah in ay badiyaan cunista baamiyahay
◇Baamiyah waxaa kaloo yareeyaah #dufanta dhiga kaas oo loo yaqaano #karastaroonka waliba xayrta fadhitah oo jirka qeybahiisa kala duwan sida #Beerka waxaanah arintaas lagu arkay cilmibaaris lagu sameyaya inbadan
◇faa,idooyiinka baamiyaha waxa uu uwanagsan yahay dheefshiidka sababtoo ah baamiyuhu caloosha ayuu jilciyaah mindhaciirada waxuu ka caabiyaah qashinsaarka waxuu kaloo ka hortagaa #babaasiirka xididada dhiga qado oo is xanibin
◇baamiyaha waxaa kaloo ka buuxa ( Vitamin C ) kanah hortagah inuu dhaawac gaaro unugyada jirka oo idil dhanka kale baamiyaha waxa uu uwanagsan yahay #lafo xanuunka iyo Riixa waxaa la aamisanan jiray inuu baaamiyah xarir wanagsan kala dhaxeeyo xanuunada ku dhaca kala goosyada iyo lakise waxaa la ogaaday inuu baamiyah marka la uumiyo in baamiyah ka dhasho maado uron kala gooska laab laabatiinka lafaha
◇Baamiyuhu waxaa kaloo uroon yahay #Aragtida indhah iyo caafimaadka maqaarka sababtoo ah ( Vitamin A ) ayaa ka buuxa iyo awood aad iyo aad usoosareysah
☆Caafimaad ahaan hooyada uurka leh waaa loo qoraaah dawoyinka ka caabinaayo koriinada uurku jiifta daawoyiinkasi waxay ka hortagaan in ilmaha ku dhasha iin ( iin waxaa lo la jeedaah xanuuno )balse baamiyah waa ka buuxa madooyinka ayka heli laheed dawoyinkas saas ay tahay nah waxaa lagula taliyaah in ay hooyooyii ka uuurka leh in ay cunaan baamiyaha si ay ugu helaan #Vitaminku filan
☆Baamiyah waxa uuu uwanagsan yahay islamarkaanah daawo u yahay #dhiig karka sababtoo ah baamiyaha waxaa ku jirah maado hoos u dhigeysah cadaadiska dhiiga
N:B sidoo kale baamiyah waxuu la dagaalamayaah in ay timaha ay gurmaan ama taadaan waxuuse qofka usoo saaraan timo jilicsan oo quruxbadan
Waad ku mahadsan tihiin aqriskiinah
Kuso biir pag-ka like /share dheh
Waxii talo iyo wax weydiis
ah hoos inagu reb inshaa allh
View more on Facebook
This site was designed with Websites.co.in - Website Builder
We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!
Have a great day!
Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support