-#xanuunka-#xilliga-#galmada-#dumarka-#dareemaan-#maxaa-#saw...

By Ibrahim Maxed
22nd June, 2019

-#xanuunka-#xilliga-#galmada-#dumarka-#dareemaan-#maxaa-#sawabo-?? -#share-#dheh-#walaal galmada xanuunka leh waxay udhici kartaa sawabo kala duwan sida in ay wax ka qaldanyihiin qaab dhismeedka xubinta taranka dumarka dumar badan ayaa la kulmo galmo xanuun leh waqtiyo kala duwan ee nolashooda xanuunka la dareemo xilliga galmada waxa oo noqon karaa mid joogto ah ama mid soo laalaabto waxa oona dhici karaa ka hor galmada ama inta ay socoto ama galmada ka dib hadaba waxaa wanaagsan in aad la xariirto dhaqtarkaga hadaa aragtid galmo xanuun leh in la daaweyana waxay ku xerantahay hadba waxa sawabay. maxaa sawabo xanuunka xilliga galmada?? 1-xubinta taranka dumarka in ay qalasho: taasna inta bada waxay ku dhacdaa dumarka da'dooda ka wayntahay 45 sano waana xilliga dumarka ay dhalmo gooyaan waxaana dhacdo in hormonka estrogenka hoos u dhaco kaas oo ka qeeb qaato in ay xubinta taranka dumarka qoyaaan noqoto 2- dhaawac soo gaaro xubinta taranka dumarka inta badan dhaawaca waxa oo yimaadaa marka qaliin la sameenayo taasna waxay sawabtaa xanuun galmada ah 3- caabuq ku dhaco hareeeraha xubinta taranka dumarka ama caabuq ku dhaco kaadi heesta ama cudurada qaar ee maqaarka ku dhaco waxay sawabaan xanuun galmada ah 4-mararka qaar waxaa dhacdo in murqaha ku yaalo gidaarka xubinta taranka dumarka ay isku so aruuran taaasna waxay sawabtaa xanuun galmada ah 5-waxaa jiro xaalado qaar ee dumarka ku dhashaan sida in qaabdhismedka xubinta taranka dumarka wax ka qaldanyihiin sida in duleelka xubinta taranka dumarka oo xeranyahay taasna waxay sawabtaa xanuun galmada ah 6-sido kale xanuunka yimaado xilliga galmada waxaa sawabo cuduro ku dhaco minka sida minka in o so dhaco ama buro kasoo baxdo 7-sido kale xanuunka xilliga galmada waxaa sawabo qaliimada qaar ee lagu sameeyo dumarka sida in minka laga saaaro 8-waxyaabaha laxariiro maskaxda iyo dareenka qofka ee sawabo xanuun xilliga galmada waxaa ka mid ah walwalka,' niyad jabka, kufsiga share dheh walal

View more on Facebook

This site was designed with Websites.co.in - Website Builder

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support