KA HORTAGGA BOLOLKA IYO SUUSKA ILKAHA
Si aad uga hortagto suuska ilkaha gala iyo bololka gowsaha fadlan ku dadaal nadaafada afkaada,
Cadeyso ama Rumeyso maalintii ugu yaraan laba jeer, hadii aad awoodana cunto walba kadib cadeyso.
Iska yaree ama xadid qaadashada cuntada iyo cabitaanka sonkorta leh maadaama ay door weyn ka qaataan bololka iyo suuska ilkaha.
Cunidda xanjo aan sonkor lahayn muddo toban daqiiqo ah marka aad cuntayso ka dib waxay taasi kordhisaa qulqulka calyada waxayna gargaar ka bixisaa burburinta ashito kaste oo ka samaysmatay cuntada sonkorta leh ee qaadatay.
Iska jooji qaadka ama jaadka iyo sigaarka waxay door wayn ka qaataan suuska iyo bolalka ilkaha.
Nadaafada afkaada oo aad ilaaliso ayaa door weyn ka qaadanaya badqabka ilkahaaga.
gaarsii asxaabtaada ama halkaan ugu wac mid iyo labo si ay uga faaiideystaan.
SHARE
View more on Facebook
This site was designed with Websites.co.in - Website Builder
We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!
Have a great day!
Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support